Xuutiyiinta Yemen oo shaaciyey iney qabteen kumanaan ka tirsan ciidamada Sacuudiga

Kooxda shiicada Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay nolosha ku qabteen kumanaan ka tirsan ciidamada Sacuudiga ka dib markii ay weerar xooggan ku qaadeen goob u dhow xadka  labada dal. Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta ayaa sheegay in saddex guuto oo ka tirsan ciidamada Sacuudiga ay is dhiibeen ka dib markii ay go’doomiyeen goobihii ay joogeen. Waxa … Continue reading Xuutiyiinta Yemen oo shaaciyey iney qabteen kumanaan ka tirsan ciidamada Sacuudiga